Kulan Dhax maray Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo fashil ku dhamaaday

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka ayaa xalay wada hadalo khadka Zoomka yeeshay, waxa ayna uga wada hadleen dardar gelinta doorashooyinka. Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa shirkooda inta uu socday waxa ay diirada ku saareen khilaafka u dhaxeeya guddiga doorashooyinka  Somaliland, Hirgelinta soo jeedinta Guddiga dib u heshiisiinta Gedo iyo xalinta … Continue reading Kulan Dhax maray Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo fashil ku dhamaaday